Axmed Madoobe oo gaaray Garowe, si diiran loogu soo dhoweeyey (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka dayuuradaha Garoowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdiga uu hoggaaminayo. Axmed Madoobe ayaa kulamo Garoowe kula yeelan doona Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi … Continue reading Axmed Madoobe oo gaaray Garowe, si diiran loogu soo dhoweeyey (Sawirro)